Tag: Waabari

Taliyaha Booliska G.Banaadir oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay Saldhigga Waabari

Xalay Fiidkii ayaa Miino la geliyay agagaarka Saldhigga Degmada Waabari ay ku qaraxday Saldhigga halkaas oo uu ku dhaawacmay Askari ka mid ahaa ilaalada Saldhigga Degmada Waabari.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS