Tag: WHO

Hay’ada Caafimadka Adduunka WHO oo xaalad qatar ah ku tilmaantay cudurka Zika

Hay’ada caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ku tilmaantay cudurka Zika Virus inuu yahay mid khatar qatar  ku ah caalamka, kadib markii uu si baaxad leh ugu fiday dalalka Latinka. 

Wasiirka Caafimaadka “Hal sano Soomaaliya laguma arkin Kiis la xiriira cudurka Dabeysha”

Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Caaafimaadka ee WHO iyo qeybta arrimaha bani’aadanimada ee Qaramada Midoobay ayaa ka qeyb galay xuska sanad guurada koowaad ee ka soo wareegtay markii halsano laga waayay Soomaaliya kiis la xiriira cudurka Polio ama dabaysha, iyagoo si wada jir ah carruur Soomaaliyeed u siiyeen talaalka labo dhibcood oo ah ka hortagga cudurka dabeysha.

WHO oo $89m u dalbatay caruur ku dhaqan Soomaaliya

Ururka caafimaadka adduunke ee WHO, ayaa sheegay in laba boqol oo kun oo caruur Soomaali ah ay hadda u baahan yihiin gar gaar caafimaad oo deg deg ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS