Tag: WFP

WFP oo iska fogeysay eedeymaha uga yimid dowladda Soomaaliya

Hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Cunnada ee WFP ayaa beenisay eedeyn uga timid dowladda Soomaaliya, kaasoo ahaa in raashinka mucaawinada ay ku soo beegto xilliyada beeraleyda Soomaaliyeed ay filayaan inuu dalagyadooda u soo go’o.

Dowlada Soomaaliya oo eedeysay hay’ada WFP xilliyada ay gargaarka keento dalka

Dowlada Soomaaliya ayaa ku eedeysay hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada WFP in raashinka gargaarka ah ee keento dalka Soomaaliya ku soo beegto xilliada beeralayda Soomaaliyeed ay u soo go’ayaan miraha ay beerteen.

WFP oo ku dhawaaqday inay dhimeyso raashinkii ay siin jirtay dadka ku jira Xeryaha qaxootiga Kenya

Hey’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa maanta ku dhawaaqday inay dhimeyso raashinka ay siin jirtay dadka ku jira xeryaha qaxootiga Dhadhaab iyo Kakuma, iyadoo arrintan ay saameyn ku yeelaneyso boqolaal kun qaxooti ee ku jira xerooyinkaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS