Tag: WASIIRADA

Golaha Wasiirada oo Guddi u saaray baaritaanka xasuuqii ay AMISOM u geysteen dad shacab ah

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin amniga, dib u eegis lagu sameyn doono Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo tacadiyo ay Ciidanka AMISOM dad shacab ah ugu geysteen magaalooyinka Marka iyo Xudur ee Gobollada Shabeellaha Hoose iyo Bakool.

Dhageyso:Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo dib ugu soo laabatey Magaalada Muqdishu

Fowziya Yuusuf xaaji Aadan Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo kamid aheyd 6 wasir arrimo dibadeed oo oo kasocda dowlaha xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD islamarkaana dhex dhexaadin uu urur goboleedka igad ugu diray sudaanta koofuureed oo maalmihi lasoo dhaafay ay dagaalo kasocdeen ayaa saakay kasoo dagatay gigida dayuuradaha ee adan cadde waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan wasaarada arimaha arimaha dibada,
HALKAAN KA DHAGEYSO
Valid XHTML 1.0 Valid CSS