Tag: WASIIR

Wasiirka Amniga oo maanta horgeynaya Golaha shacabka sharciga la dagaalanka Argagixisada

Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow Ducaale ayaa maanta lagu wadaa in Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka uu horgeeyo Hindise sharciyeedka la dagaalanka Argagixisada iyo Hindise sharciyeedka xakameynta hubka wax dila, kaasoo horay ay u meel mariyeen Golaha Wasiirada.

Wasiir Beyle oo beeniyay warar ay tabiyeen warbaahinta qaar

Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle oo Warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa ayaa beeniyay wararka sheegaya in Canshuur kordhin lagu sameyay ganacsatada alaabta kala soo degta Dekeda Muqdisho.

Wasiir Odawaa “Ahlsuuna qeyb ayay ka noqon doontaa dhismaha Maamulka Gobollada Dhexe”

Shirka dhismaha maamulka Gobolladda Dhexe ee Soomaaliya ayaa si habsami leh uga socda magaaladda Cadaado, iyadoo Wasaraadda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Dowladda Soomaaliya dadaal xoogan ugu jirto in shirka maalmaha soo socda natiijooyin ka soo baxaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS