Tag: WASHITOON

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo Washintong kula kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Mareynakanka+Sawirro

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Waashintong ee dalka Mareynkanka kula kulmay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha dibada ee Mareynkanka David Malpass waxayna ka wada hadleen Arrimo badan oo la xiriira Xaaladda Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS