Tag: WARTA

Guddoomiyihii Ururka dhalinyarada ee Warta Nabada oo goor dhaw Muqdisho lagu dilay

Rag bastoolado ku hubeysnaa ayaa caawa toogash ku dilay guddoomiyhii ururka dhalinyarada Warta-Nabada ee gobolka Banaadir, sida ay Hiiraan Online u xaqiijiyeen goobjoogayaal.

Guddoomiyaha Wardhiigley oo AMISOM uga digay inay dhexmaraan degmada

Guddoomiyaha degmada Wardhiigley, Yaasiin Nuur Ciise ayaa ka dalbaday ciidamada AMISOM ee Muqdisho jooga inay xalliyaan dilka wiil yar ay gaadiidkoodu shalay ugu geysteen wiil yar oo dhowr iyo toban jir ah.

Faah faahin ka soo baxaya Madaafiic xalay ku soo dhacday qeybo ka mid ah degmada Wardhiigley

Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa xalay ku soo dhacay qeybo ka mid ah degmada Wardhiigley, kaasoo sababay dhaawaca labo ruux dhalinyaro ah oo mid ka mid ah xaaladiisa ay liidato.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS