Tag: WARIYIHII

Wariyihii ajnabiga ahaa ee dhawaan lasii daayay oo laga bixiyay Madaxfurasho

Wariyihii Jarmalka ahaa ee haystay dhalasha dalka Mareykanka, Michael Scott Moore oo dhawaan ay sii daayeen kooxo burcadbaeedda ah oo muddo ka badan laba sano ay afduubka u haysteen ayaa markii ugu horreysay la shaaciyay in laga bixiyay lacag madax-furasho ah oo gaaraysa 1.6 Milyan oo doollarka Marekanka ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS