Tag: Urdun

Madaxweynaha oo ka qeybgalay kulan Madaxeed gaar ah oo ka dhacay Urdun

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Aqaba ee Boqortooyada Haashimiyiinta Urdun kaga qeybgaley shir madaxeed gaar ah oo arrimaha amniga iyo argagixisada looga hadlayey.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS