Tag: Ugaas

Ugaas Dhagey “In La dhaho hadaad fikirkeyga ka hor-timaado baasuuke kula dhacaa wax la qaadan karo ma ahan

Senator Yuusuf Geelle Ugaas Dhageys oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa si kulul u cambaareeyay tallaabadii xalay Ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida ay ku weerareen guri uu degenaa Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur.

Ugaas Xasan “Waxaa idin cadeynayaa inaan Jowhar marnaba tagi doonin, Hirshabeelle aan wax shaqo ku laheyn”

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa si cad u diiday inuu tago magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka cusub ee Hirshabeelle, isagoo tilmaamay in aanu aqoonsaneyn maamulka lagu dhisay Jowhar.

Ugaas Xasan “Waxaa ka xumahay in Maxamed Cabdi Afey uu kala garan waayo Islii iyo Hiiraan”

Qaar ka mid ah Duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Beledweyn waxay kaga soo hor-jeesteen shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo lagu wado in maalinta Sabtida ah dib uga furmo magaalada Jowhar.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS