Tag: UNHCR

UNHCR oo ka codsatay dalka Norway in ay ka laabato dib u celinta qaxootiga Soomaalida

Hay’ada u qaabilsan Qaramada Midoobay Qaxootiga UNHCR ayaa ugu baaqday dowladda Norway in ay ka laabato go’aanka dib loogu celinayo qaxootiga Soomaalida ah wadankooda.

UNHCR oo sheegtay in 500 oo ruux ku dhinteen Badda Mediterranean-ka

Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in 500 oo qof ay dhici karto inay ku dhinteen badda Mediterranean-ka, kadib markii ay dooni ay la socdeen ku degtay badda.

UNHCR oo qaxootigii u horeeyay dib ugu soo celin doonta Soomaaliya

Hey’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobey ee UNHCR ayaa lagu wadaa inay dib ugu soo celiso qaxooti Soomaaliyeed oo ku noolaa xerada qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS