Tag: UGANDA

Wafdigii Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda

Wafdigii uu hoggaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. 

Wasiirka Gaashaandhiga Uganda oo wax laga weydiinayo weerarkii Buulo Mareer

Baarlamaanka dalka Uganda ayaa u yeeray wasiirka gaashaandhiga dalkaasi, si wax looga weydiiyo weeraro 1-dii bishaan April Al Shabaab ku qaadeen saldhig ciidamada Uganda ay ku lahaayeen gobolka Shabeelaha Hoose.

Uganda oo ciidamo ka madaxbanaan howlgalka midowga Africa AMISOM u soo direysa Soomaaliya

Dowladda Uganda ayaa Khamiistii sheegay in ay diyaar u yihiin in ay Soomaaliya u soo dirto ciidamo gaaraya 5, 000 oo Askari, kuwaaa oo ka madaxbanaan howlgalka Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay si ay qeyb uga qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay dhiggiisa Uganda Yoweri Museveni (Sawirro)

 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas Yoweri Kaguto Museveni.

Xildhibaanada baarlamaanka Uganda oo maalintii labaad gacmaha iskula tagay

Xildhibaanada Baarlamaanka Uganda ayaa maalintii labaad gacmaha iskula tegey iyadoo uu sii xoogeystey khilaafka ku saabsan in wax laga bedelo sharciga xadeynaya da’ada musharaxa Madaxweynaha si uu mar kale uu isugu soo sharaxo Madaxweyne Museveni.

Uganda oo xaqiijisay hanjabaad kaga timid Al-Shabaab

Dowladda Uganda ayaa xaqiijisay inay hanjabaad kaga timid Al-Shabaab, kaasoo ah suurta galnimada weeraro ka dhaca Kampala, saacado kadib markii Safaaradda Mareykanka ee Kampala ay shaaca ka qaaday weeraro argagixiso ka dhaca magaalada.

Dawlada ugandha oo ciidamo dheeraad ah usoo dirtay Dalka Somaliya

Dawlada Uganda ayaa ku dhawaaqday inay Soomaaliya u soo dirtay 1,600 o askari oo dheeraad ah kuwaasoo loogu talo galay in lagu xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Xarakadda Al-Shabab oo Soomaaliya ka aas aasan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS