Tag: Turkish

Saacad uu xirnaa saxafiga Khashoggi oo fududeyneysa in lagu ogaado halka uu joogo

Saxafiga u dhashay Boqortooyada Sacudi Carabiya Jamal Khashoggi oo la’ yahay tan iyo labadii bishan kadib markii uu galay qunsuliyada Sacudi Carabiya ee ku taal magaalada Istanbul ayaa  la sheegayaa in  baaritaanada lagu raadinayo inay qeyb ka tahay saacad uu xirnaa saxafigan. 

Diyaaradda Turkish Airlines oo saaka ka soo degtay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Diyaaradda Turkish Airlines ayaa saaka soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaddib saddex maalmood oo ay ku degi weyday. 

Diyaaradda Turkish Airlines oo maalintii 3aad ku degi la’ garoonka diyaaradaha Muqdisho

Diyaaradda Turkish Airlines ayaa maalintii saddexaad ku degi la’ garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo tan iyo khamiistii ay dhowr jeer ku fashilantay inay caadi ugu soo degto garoonka, sababo dhanka hawada iyo dabeylo jira awgood.

Shirkadda Turkish Airlines oo ka hadashay sababihii baajiyay duulimaadkeeda Muqdisho

Shirkadda Turkish Airlines ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababihii baajiyay duulimaadka diyaaradooda ay ku tagi laheyd garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, ka hor inta uusan dhicin qaraxii ka dhacay Diyaaradda Daallo Airlines.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS