Tag: Trum

Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump oo la maxkamadeynayo

Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump oo dhawaan xilka la wareegay, ayeey kooxo si gaar ah isha ku haysa anshaxa ay diwaan-galinta dacwado ka dhan ah, ayada oo tuhmeysa in uu jebiyey qodob ka mid ah dastuurka.

Dood kulul oo markale dhex martay Musharixiinta Trump iyo Hillary

Dood u dhexeysa musharrixiinta sida adag isaga soo horjeeda ee dalka Mareykanka, Donald Trump iyo Hillary Clinton ayaa si toos ah TV-yada caalamka looga daawaday ay dhexmartay caawa.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS