Tag: Traum

Wargeyska Jarmalka ka soo baxa oo lagu sawiray Trump oo qoorta ka jaraya Xornimada

Wargeyska caanka ah ee dalka Jarmalka ka soo baxa Der Spiegel ayaa eedeeyn ku timid kadib markii uu wajiga hore ee wargeyska lagu soo sawiray Kartuun muujinaya Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo qoorta ka goynaya Taalada Xoriyada ee dalka Maraykanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS