Tag: Tony

Tony Blair oo sheegay in ururka IS uu ka soo ifbaxay ridistii dowladii Saddam Xuseen

Ra’iisal wasaarihii hore ee Britain Tony Blair ayaa qirey in weerarkii lagu qaaday Ciraq 2003dii ay qeyb ka qaadatay soo ifbixida ururka Daacish waxana uu ka cudurdaartay qaladaad inay ka jireen qorsheynta dagaalka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS