Tag: Tirada

Soomaali ka mid noqotay dadkii ku dhintay Isbuurashadii ka dhacday Xajka

7 ruux oo Soomaali ah ayaa ilaa iyo hada la xaqiijiyay inay ku dhinteen Isbuurashadii shalay ka dhacday xajka, gaar ahaan meel banaanka ka ah Masaajidka Xaramka, xilli xujeyda oo gudaneysa waajibaadka xajka, kana soo laabtay sheydaan-tuurka ay isbuurteen.

Ururka RSF oo Shaacisay Tirada Suxufiyiintii Sannadkan 2013-ka lagu dilay Caalamka oo dhan iyagoo Shaqooyinkooda wata

Sannadkan 2013 ayaa la sheegay in lagu dilay caalamka oo dhan 71 suxufi, kuwaasoo la toogtay xilli ay ku jireen howlahooda shaqo, sida lagu sheegay warbixin uu soo saartay  ururka suxufiyiinta aan xuduudda lahayn ee RSF.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS