Tag: Tigdheer

Ciidanka Itoobiya oo Togdheer ku dilay 43 Ruux oo Soomaali ah

Wararka ka imaanaya Tuulada Jaamac Dubad oo ka tirsan Gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Ismaamulka Soomaalida Ee Liyuu Boolis ay halkaa ku laayeen Dad Soomaaliyeed oo gaaraya 43 Ruux.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS