Tag: Tanzaaniya

John Magufuli oo ku guuleystay doorashada dalka Tanzania

Musharixii xisbiga talada dalka Tanzania haya ee John Pombe Magufuli ayaa ku guulyestey doorashadii madaxtinimada isagoo helay codad gaaraya boqolkiiba 58.46. 

Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada madaxtinimada dalka Tanzania

Waxaa bilaabatay tirinta cododka doorashada madaxtinimada dalka Tanzania, kadib maalin dhan oo dadka reer Tanzania ay safaf dhaa-dheer ugu jireen cod bixinta doorashooyinka dalkaas ka bilaabatay maalinimadii shalay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS