Tag: Taliyaaniga

Ciidamadda Talyaaniga oo xabsiga dhigay labo nin dadka Tahriibin jiray

Ciidamadda Badda Talyaaniga ayaa gacanta ku dhigay labo nin oo la sheegay inay dadka Tahriibin jireen, iyadoo labada nin ay naaquude ka ahaayeen Doon ku degtay agagaarka Xeebha Sichilia.

Talyaaniga oo ka qeyb qaadanaya horumarinta iyo dhismaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Dowladda Talyaaniga ayaa qalab ciidan ku wareejisay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, iyadoo qalabkan uu ka qeyb qaadanayo horumarinta, tayeynta iyo dhismaha Ciidanka Booliska.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS