Tag: Taleex

Xiisad Colaadeed oo ka Taagan Magaalada Taleex kaddib Markii uu Gaaray Madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Xiisad colaadeed ayaa mar kale ka taagan magaalada Taleex ee gobolka Sool, kaddib markii uu halka tagay madaxweyne ku xigeenka Puntland, Jan. Cabdisamad Cali Shire iyadoo maamulka Khaatumo ay sheegeen in shikoodii dhisidda maamulku uu si KMG ah u furan yahay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS