Tag: Takaasi

Shirkad cusub oo bixineysa adeegga Takaasida oo Muqdisho laga her-galiyay (Daawo)

Shirkad cusub oo Taxi-yada ayaa maanta laga hirgeliyay magaalada Muqdisho, kadib munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Muqdisho, iyadoo Shirkadan cusub lagu magacaabo Muqdisho Taxi Company.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS