Tag: Tacsi

Guddoomiyaha baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Marxuum Shaati-gaduud

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Allaha u naxariistee Siyaasiga Xasan Maxamed Nuur (Shaati Gaduud) oo xalay ku geeriyooday dalka Jarmalka.

Jawaari oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid wasiiru dowlaha horrumarinta adeegga bulshada

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Allaha u naxariistee Xildhibaan Maxamuud Ismaaciil Barqadle oo sidoo kale ahaa Wasiirudowlaha Wasaaradda Hormarinta iyo Adeegga Bulshada Xukuumadda Soomaaliya oo ku geeriyooday magaalada Mombasa ee dalka Kenya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS