Tag: Taalibaan

Hogaamiyihii Ururka Taliban oo lagu dilay duqeyn cirka ah

Mareykanka ayaa sheegay in duqeyn uu ka fuliyay xuduuda Pakistan iyo Afghanistan uu ku dilay hogaamiyihii ururka Taliban Mullah Akhtar Mansour, kaasoo sanadkii la soo  dhaafay lagu bedelay aas aasihii ahna hogaamiyihii ruuxiga ahaa ee Taliban Mullah Omar.

Xoogaga Taalibaan oo la wareegay magaalo ka tirsan gobolka Helmand ee Afghanistan

 Dagaalyahano ka tirsan Ururka Taalibaan ayaa la wareegay magaalada Sangin ee ka tirsan Gobolka Helmand ee dalka Afghanistan, halkaasoo maalmihii u dambeeyay ay go’doomiyeen, kadib weeraro culus ay ku qaadeen.

Taliban oo dooratay Hogaamiye cusub, kadib geeridii Mullah Omar

Ururka Taliban ayaa hogaamiye cusub doortay, kadib markii la xaqiijiyay geeridii Mullah Omar oo warar jahwareer dhaliyay ay ka soo baxayeen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS