Tag: Taageero

Midowga Yurub oo sheegay inay taageero u fidinayaan dowladda cusub ee Soomaaliya

Midowga Yurub ayaa sheegay inay ku dadaalayaan taageerada ay siinayaan dowlada cusub ee Soomaaliya si ay kaga gudubto marxalada kala duwan ee heysta dowlada Soomaaliya,si loo gaaro mustaqbal wanaagsan.

Maamulka Banaadir oo taageeray guusha ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM (Sawiro)

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay lagu taageerayay Guulaha Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed iyo kuwa Caawinaya ee AMISOM ay ka gaareen gobolka Shabeelaha Dhexe, kadib markii maleeshiyada haraadiga ah ee Shabaab ay ka xoreeyeen inta badan gobolkaasi.

Madaxweynaha Masar oo ku baaqay in dowladda Soomaaliya la taageero

Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Mursi, ayaa ugu baaqay dowladaha ku jira golaha guud ee QM inay taageeraan dowladda cusub ee dalka Soomaaliya, si looga guuleysto kooxaha doonaya inay fashiliyaan dadaalka miro dhalay ee Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS