Tag: TURKIG

Madaxweynaha Turkiga oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Somalia (Sawirro)

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa maanta ku qaabilay Aqalka Madaxtooyada Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u fadhin doona dalkaas Amb. Jaamac C/llaahi Maxamed (Jaamac Ceydiid).

Erdogan oo ku baaqay in la xaliyo khilaafka Khaliijka, ka hor dhamaadka bisha Ramadaan

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ku baaqay in la xaliyo khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Qatar iyo qaarka mid ah dalalka Khaliijka, ka hor dhamaadka bisha barakeysan ee Ramadaan. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS