Tag: TUKHARAQ

Xaalada deegaanka Tukaraq oo saaka degan iyo Ciidamada oo weli is hor-fadhiya

Xaalad degenaansho ayaa laga soo sheegayaa deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, halkaasoo maalintii shalay uu ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS