Tag: T.Booliska

Taliyihii Booliiska Soomaaliya oo Geeriyooday iyo Guddi Baaris oo la magacaabay

Waxaa isbitaalka Ummadda ee Muqdisho goor-dhow ku geeriyooday taliyihii booliiska Soomaaliya, Jen Maxamed Xasan Ismaaciil, iyadoo loo magacaabay guddi waasiirro ah oo baaris kusoo sameeya geeridiisa oo ahayd mid kadis ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS