Tag: Switzerland

3 qof oo Soomaali ah oo ku dhaawacmay weerar lagu qaaday masaajid kuyaala Switzerland

Xalay maqribkii waqtiga bartamaha Yurub ayaa waxaa la weerarey Masaajid ku yaala bartamaha magaalada Zurich ee dalka Switzerland, halkaas oo lagu dhawaacay saddex qof oo uu  ka mid yahay imaamkii tujiyay salaadda Maqrib, kaas oo magaciisa lagu soo koobey Sheekh Mustafa. 

Afti laga qaaday shacabka Switzerland oo lagu diiday in dadka la siiyo lacag aan loo dhididin

Afti laga qaaday shacabka Swisska ayaa si xoog leh loogu diiday qorshe qof walba oo ku nool dalka Switzerland lagu siin lahaa mushaar uusan shaqeyn bil walba.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS