Tag: Suuriya

Meleteriga Suuriya oo hakad geliyay howlgalka Xalab

Ruushka ayaa sheegay in meleteriga Suuriya u hakad geliyay dhamaan hawlahiisa ka dhanka ah falaagada mucaaradka ee bariga magaaladda Xalab si fursad loo siiyo in dadka ay magaalada isaga qaxaan

Ruushka oo ku dhawaaqay inuu qeyb ka mid ah ciidamadiisa uu kala baxayo Suuriya

Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa ku dhawaaqay in qeyb ka mid ah ciidamadiisa ku sugan Ruushka uu kala bixi doono dalka Suuriya, iyadoo lagu wado in magaalada Geneva ee dalka Switzerland uu ka furmo doono wada hadalo cusub oo xal looga gaarayo colaada Suuriya.

Militariga Lubnaan iyo Maleeshiyaad Sunni ah oo dagaallamay

Dagaal xoogaan ayaa ka bilowday magaalada Sidon ee dalka Lubnaan, kadib markii Maleeshiyo Sunni ah ay weerareen xarun ay ku sugnaayeen Milatariga Lubnaan.

Ciidamada Suuriya oo dib mucaaradka ugu qabsaday magaalada Qusayr

Dagaalada u dhaxeeyay ciidamada Suuriya iyo mucaardka diidan dowlada, ayaa dib usii xoogeystay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS