Tag: Suuj

Maxaa ka soo kordhay dagaaladii u dhaxeeyay Puntland iyo Al-habaab

Iyadoo todobaad ay ka soo wareegatay markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay doonyo kaga degeen xeebta Garacad iyo Garmaal oo ka kala tirsan Mudug iyo Nugaal ayaa wali waxaa xaalad aan deganeyn ka jirta deegaanadii maalmihii la soo dhaafay lagu dagaalamayay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS