Tag: Su'aalo

Baarlamaanka oo doonaya inay su'aalo weydiiyaan RW Saacid iyo Wasiirka A/Gudaha

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta guddoonka baarlamaanka Soomaaliya u gudbiyay mowshin ay ku dalbanayaan in ay baarlamaanka hor yimaaddaan raysal wasaaraha Soomaaliya Md. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya Md. C/kariin Xuseen Guuleed, si wax looga weydiiyo dilal ka dhacay Muqdisho bishii March.

Guddiga dhaqaalaha ee baarlamaanka oo su'aalo weydiiyay wasiirka ganacsiga

Guddiga dhaqaalaha iyo ganacsiga baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta su’aalo weydiiyay wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya Md. Maxamuud Axmed Xasan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS