Tag: Studium

Garroonka kubadda ee Muqdisho oo la doonaayo in lagu qabto cayaaraha gobollada, Diseembarta soo socota ee 2012 (Sawiro)

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta, ayaa ka dalbaday ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM, inay ka guuraan oo ay banneeyaan garroonkii kubadda lagu cayaari jirey ee Mogadishu Studium, si halkaasi loogu qabto tartanno sports.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS