Tag: Spain

Booliska Spain oo xiray Tababaraha Soomaaliyeed Jaamac Karaaciin

Booliska Spain ayaa shalay gelinkii dambe xiray Tababaraha Soomaaliyeed Jaamac Maxamuud Aadan oo loo yaqaano Jaamac Karaaciin, kaasoo tababare u ah Orodyahadanada u dhalatay dalka Itoobiya Genzebe Dibaba oo heysata Orodka 1500 mitir.

Spain oo dhabarka ka jabisay koox lala xiriirinayo IS

 Booliska dalka Spain ayaa xiray todoba ruux oo looga shakisanyahay in ay xiriir la leeyihiin Ururka Dacish iyo ururo kale oo ah kuwa jihaad doonka ah.

Maxaa ka soo baxay kulanka wasiirada arimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Spain

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Madrid ee caasimada dalka Spain waxaa halkaasi kulan kuwada qaatay Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Ducaale Beyle iyo dhiggiisa dalka Spain oo horay casuumaad ugu fidayay dalkiisa.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS