Tag: Soomaali

Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo guulo ka soo hoyay Tartan ka dhacay dalka Qubrus (Sawirro)

Jaamacadda Muqdisho oo ah Jaamacaddii ugu horeysay ee dalka laga hirgeliyay burburkii kadib bulshadana gaarsiisay adeeg waxbarasho oo tayo leh lana mid ah kan caalamka waxay mudadii ay jirtay ka mid noqotay xubin fir fircoona ka tahay ururo Jaamacadeed oo caalami ah iyo kuwo heer gobal ah oo ay la wadaagto halbeega waxbarasho ee caalamka, tayada iyo waxqabadka hufan.

Wiil dhalinyaro Soomaali ah oo loo diiday sharciga Jarmalka oo is daldalay

Wararka ka imanaya dalka Jarmalka ayaa sheegaya in wiil dhalinyaro ah oo Soomali ah uu isku daldalay magaalo ku taal dalka Jarmalka kadib markii loo diiday sharciga degenaanshaha wadankaas.  

Dhalinyaro Soomaali Mareykan ah oo lagu soo oogay dacwad la xiriirta shirqool dil ah

Dhalinyaro Soomaali Mareykanka ah oo horay isku dayay inay ku biiraan Kooxda Daacish ee ka dagaalanta dalalka Suuriya iyo Ciraaq ayaa lagu soo oogay dacwado la xiriira inay maleegayeen shirqoolo dil ah.

AMISOM oo Raashin ah u Qaybisay Qoysas kala duwan oo ku nool Gobolka Banaadir (SAWIRRO)

AMISOM oo Kaashanaysa Hay'adaha Samafal ayaa gargaar cunto oo kala duwan ka Qaybisay Muqdisho, iyadoo sheegay inay ugu talo-galeen in shacabka Soomaaliyeed ay isticmaalaan inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Dalka Namibiyo"Aqri Magacyada Dhalinyarada"

Soomaalida lagu dhibaateeyo dalalka Afrika oo sii badanaya iyo tiro dhalinyaro ah oo buux dhaafiyay xabsiyada wadamada marinka u ah Konfur Afrika.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay Soomaalida degan Mineapolis

Madaxweynaha Jamhuurriyadda Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la hadlay Soomaalida degan magaalada Minneapolis, gobalka Minnesota dalka Mareykanka xalay, xaflad ka dhacday halkaasi, oo lagu taageerayay madaxweynaha cusub.
Warka Madaxweynaha
Valid XHTML 1.0 Valid CSS