Tag: Sool

Waxbarashada Gabdhaha iyo Carruurta Naafada oo Sare loo Qaadayo

Kulan looga hadlayay sare u qaadista waxbarashada gobolladda Sool iyo Cayn, gaar ahaan gabdhaha iyo caruurta naafada ah ayaa shalay lagu qabtay xarunta waxbarashada diiniga ah ee Al-furqaan ee magaalada Laascaanood.

Roob khasaare geystay oo ka da'ay Sool

Roob ka da’ay deegaanno ka mid ah degmada Xuddun ee gobolka Sool ayaa khasaare u geystay dad iyo duunyo ku dhaqan magaaladaaas iyo deegaanno u dhow.

Dan yar ku dhaqan Sool oo lacago loo qeybiyay

Hay'adda Care International oo kaashanaysa hayadda wadani ah oo loo soo gaabiyo SVO ayaa 450 qoys oo isugu jira barakacayaal iyo dad danyar ah ugu qaybisay lacago meelo ka mid ah gobolka Sool.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS