Tag: Soo

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xalay casho sharaf u sameeyay ciyaartoydii 11-jirada(Sawiro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyay aqalka dowladda Hoose Ciyaartoydii 11-jirada ee ka qeyb galay Tartankii Jeem Cup ee lagu qabtay dalka Qadar. 

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay go'aanka golaha ammaanka ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu  sida ugu wanaagsan usoo dhaweynayaa go’aanka Golaha Amaanka ee Qaramada midoobay ee ku aadan ka qaadista cunuqabeteynta hubka  ee laga qaaday Dowladda Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku noqday

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa maanta dib ugu noqday  magaalada Muqdisho, ka dib safar dhowr cisho qaatay oo ay ku tageen dalka Uganda.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS