Tag: Somalila

Wasiirka Caafimaadka “Hal sano Soomaaliya laguma arkin Kiis la xiriira cudurka Dabeysha”

Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Caaafimaadka ee WHO iyo qeybta arrimaha bani’aadanimada ee Qaramada Midoobay ayaa ka qeyb galay xuska sanad guurada koowaad ee ka soo wareegtay markii halsano laga waayay Soomaaliya kiis la xiriira cudurka Polio ama dabaysha, iyagoo si wada jir ah carruur Soomaaliyeed u siiyeen talaalka labo dhibcood oo ah ka hortagga cudurka dabeysha.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS