Tag: Soamali

Guddoonka Baarlamaanka oo ka hadlay halkii uu ku dambeeyay Mooshinkii Madaxweynaha

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa ka hadlay halka uu ku dambeeyay mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxweynaha, kaasoo 12-kii bishan ay Guddoonka Baarlamaanka u gudbiyeen in ka badan 93 Xildhibaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS