Tag: Siyaasada

Isbaheysiga Xisbiyada oo sharci darro ku tilmaamay Guddigii doorasho uu magacaabay Madaxweynaha

War saxaafadeed ka soo baxay Isbaheysiga Xisbiyada Soomaaliyeed ayaa looga soo horjeestay Guddigii doorasho heer federaal oo uu Madaxweynaha magacaabay, kaasoo ka koobnaa 22-xubnood.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS