Tag: Siriya

Dowladda Soomaaliya oo taageertay howlgalka ciidamada Turkiga ay ka wadaan gudaha Siiriya

Sida lagu qoray wakaallada wararka u faafisa Turkiga ee Anadolu Agency Dowlada Soomaaliya ayaa u muujisay dowlada Turkiga taageero howlgalada ay ciiidamadeedu ay ka wadaan gudaha dalka Siiriya gaar ahaan gobolka Afrin.

Ruushka oo beeniyay inay sun kiimiko ah u isticmaaleen weerar ka dhacay Suuriya

Dowladda Ruushka ayaa beeniyay  in ay ka dambeeyeen weerarkii ‘kiimikada’ loo adeegsaday ee dilay dadka badan ee shacabka ah kuwo kale oo badanna dhaawacay uu ka dhacay magaalo ay mucaaradku haystaan 

Dowlada Ruushka oo walwal ka muujisay in ay burburto xabad joojinta Syria

Milatariga Ruushka ayaa sheegay in kooxda mucaaradka ay kordhiyeen weerarada ay ku hayaan dowlada Siiriya inkastoo xabad joojin lagu baaqay ay mas’uuliyada burburkeeda ay dowlada Maraykanka qaadanayso.

Illaa 200 oo rayid ah oo lagu dilay duqeymaha Ruushka ka wado Suuriya

Hey’adda Xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ku eedeysay Ruushka xadgudub ka dhan ah bani’aadanimada, iyadoo soo bandhigtay cadeymo muujinaya in duqeymihii Ruushka ka geystay Suuriya lagu dilay boqolaal qof oo rayid ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS