Tag: Silanyo

Madaxweyne Siilaano oo Turkiga u socdaalay

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta u ambabaxay dalka Turkiga, kaddib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay madaxda dalkaas.

Madaxweyne Siilaanyo oo Washington gaaray

Wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha maamulka Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta gaaray magaalada Washington ee dalka Mareykanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS