Tag: Siiriya

Maraykanka oo gantaalo ku weeraray dalka Siiriya

Maraykanka ayaa sheegay in uu weerar loo adeegsaday gantaalaha ‘Cruise’ loo yaqaanno ku qaaday saldhigyo  ay ciidamada Siiriya.

Maraykanka iyo Ruushka oo ku dhowaaqay heshiis xabad joojin ah dagaalada Siiriya

Maraykanka iyo Ruushka ayaa ku dhowaaqay heshiis xabad joojin ah oo laga dhaqangelinayo dalka Siiriya 27ka bishan Febraayo.Hase yeeshee heshiiskan ayaan quseyn ururka IS iyo Jabhada xiriirka la leh al-Qacida Nusra Shalay ayaa 140 ruux waxa ay ku dhinteen qaraxyo bam oo ka dhacay magaalooyinka Homs iyo Dimishiq, waxaana qaraxyadan sheegtay inay ka dambeeyeen ururka IS.

Suuriya oo sheegtay inay soo riday Diyaarad uu Mareykanka leeyahay

Milateriga Suuriya ayaa sheegay inay soo rideen diyaarad kuwa aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drone, taasoo uu leeyahay Mareykanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS