Tag: Siidii

Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo sheegay in howl galkii Badweynta Hindiya uu dib u bilaabanayo

Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa sheegay inuu dhowaan dib u bilaabanayo gobolkaas wajigii labaad ee howl galkii Badweynta Hindiya, si Al-Shabaab looga saaro deegaanada ay kaga sugan yihiin gobolka.

Maamulka G/Sh.Hoose oo ka hadlay Hakad ku yimid Howlgalka Badweynta Hindiya.

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur “Siidii” ayaa ka warbixiyay Hakad ku yimid Dagaalka ka dhanka aha Al-shabaab ee Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka wadaan Gobolka Shabellaha Hoose.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS