Tag: Shongole

Daawo Sawirada Maxamed Khalaf Aadan Shongole oo Maanta lagu aasay Duleedka Magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa Maanta Qabuuro kuyaala Duleedka Magaalada Muqdisho lagu aasay Kabtankii ugu horreeyay ee xulka qaranka Soomaaliya, hadana ahaa Guddoomiyihii Olombikada Gobolka Sh/dhexe Maxamed Khalaf Aadan Shongole, oo xalay xanuun ugu geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Kabtankii Xulka Qaranka Somalia ugu Horeeyey oo Geeriyooday

Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Khalaf Aadan Shongole oo ahaa qabiir isboorti islamarkaana ahaa kabtanii ugu horeeyay ee Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ah, waxaana lagu xusuustaa allaha u naxariistee howlo badan oo la xiriira isboorti ah, waxaana uu soo noqday guddoomiyaha Guddiga Olombikada gobolka Shabeelaha Dhexe..
Valid XHTML 1.0 Valid CSS