Tag: Shirweyne

Shirweynaha dib-u-habeynta dastuurka oo maalintiisii labaad galay & Ergada oo afar guddi loo qeybiyay (Sawiro)

Shirweynaha Qaran ee wadatashiga Garsoorka Soomaaliya oo maalintii Labaad si toos ah uga socda Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeybgalay Afheyeenka Golaha Shacbiga Soomaaliyeed Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Abuukaatee Ceydiid Ilkaxanaf,Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Dhammaan Ergada mataleysa dadka Soomaaliyeed ee Shirka lagub casuumay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS