Tag: Shiinaha

Shiinaha oo dilay basaasiin u shaqeynayay CIA-da Marekanka

 Dowladda Shiinaha ayaa la sheegay inay dishay illaa 18 basaasiin ay ku eedeysay inay u shaqeynayay Hey’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da, halka qaar kalena ay xabsiga dhigtay.

Shiinaha oo qorsheynaya dhismaha waddo tareen oo isku xirta Kismaayo iyo Lamu

Dowladda Shiinaha ayaa balaarineysa mashaariicdeeda dhisme ee ay ka wado wadamada ku yaala bariga qaarada  Africa, waxaana ku baxaya balaayiin doolar. 

Shiinaha oo xaqiijiyay in saldhig milateri uu ka dhisanayo dalka Jabuuti

Dowladda Shiinaha ayaa xaqiijisay inay qorsheyneyso in saldhig milateri ka dhisato Soomaaliya, kaasoo taageeri doona howl galada Shiinaha ka wado gacanka cadmeed ee la dagaalanka burcad badeedka

Wasiirada Waxbarashada Drs Khadra Bashiir oo la kulantay danjiraha dowlada Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Drs Khadro Bashiir Cali oo ay wehelinayaa Wasiiru dowlaha Mudane Cabdullahe Bile, Wasiir ku xigeenka Mudane Xaamud Cali Xasan iyo Agaasimaha Guud ee Tacliinta sare Mudane Ismaaciil Yuusf ayaa waxey maanta ku qaabishay Xafiiskeeda Safiirka Dowlada Chine u fadhiya Dalka Soomaaliya.

Dowlada Shiinaha oo gacan ka geysanaysa sidii Batrool loogaga soo saari lahaa Soomaaliya

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa waxa ay ka wadahadleen sidii dawlada Shiinaha ay gacan uga geysan lahayd soo saarida batrooka dalka Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS