Tag: Shidaal

Somaliland oo dib u celisay maraakiib waday shidaal aan wanaagsaneyn

Wasiirka ganacsiga Somaliland, ayaa sheegay in maamulkooda uu dib u celiyay seddex markab oo shidaal u siday ganacsato reer Somaliland ah, kadib markii lagu qanci waayay tayada shidaalkaasi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS