Tag: Shebab

Shabaab oo lagu eedeyay inay xireen dugsiyo ku yaalla Ceelbuur iyo deeggaannada u dhow dhow

Maleeshiyaadka al-Shabaab, ayaa lagu eedeyay inay irdaha isugu dhufteen dugsiyo illaa iyo 10 ku dhow, kuwas oo ay wax ku baran jireen caruur iyo dhalinyaro ku dhaqan degmada Ceel-buur iyo deegaannada kale ee u dhow dhow.

Dad lagu tuhmayo Shabaabnimo oo lagu qabtay Luuq

Ciidamada Amniga ee degmada Luuq ayaa Xalay Howl gal ay ka Sameeyaan Xaafadaha ay ka kooban tahay degmada waxa ay ku soo qabqabteen dhalinyaro Gaareysa 6 oo lagu tuhmay in Shabaab ay Gacan Saar la' leeyihiin.

Nabad-sugidda oo soo bandhigtay dhalinyaro ay ku sheegeen inay Shabaab ahaayeen

Hay’adda nabad-sugidda gobolka Banaadir, ayaa soo bandhigtay maanta afar wiil oo dhalin yaro ah, kuwaas oo howl gallo kala gaddisan ay ciidamadu ku soo qabteen.

Iran denies shipping arms to Islamist militants in Somalia

Iran has denied allegations that it has been supplying Islamist militants in Somalia with weapons, describing the charges as “absurd fabrications,” according to a letter obtained by Reuters on Thursday.

Iiraan oo sheegtay ineysan hub siin al-Shabaab

Iran ayaa iska fogeysay eedeyntii loo jeediyay ee ahayd inay hubeyso maleeshiyada al-Shabaab ee Soomaaliya.

Exclusive: U.N. monitors see arms reaching Somalia from Yemen, Iran

UNITED NATIONS (Reuters) - As the United States pushes for an end to the U.N. arms embargo on Somalia, U.N. monitors are warning that Islamist militants in the Horn of Africa nation are receiving weapons from distribution networks linked to Yemen and Iran, diplomats told Reuters.   The U.N ...

Guddi sheegay inay Shabaab hub ka helaan Yemen iyo Iiraan

Iyadoo dowladda Mareykanka ay dabada ka riixayso in Soomaaliya laga qaado cunno-qabteynta hubka ee Qaramada Midoobay ay saartay, ayaa guddiga ilaalinta cunno-qabteynta hubka ee saaran Soomaaliya iyo Eritrea waxay sheegayaan in Al-shabaab ay hub ka hesho shakabado ku xiran Yemen iyo Iiraan.

Shabaab lagu eedeeyay inay rayid ku bireeyeen Shabellaha Dhexe

Maamulka deegaanka Gamboole ee gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa ku eedeeyay kooxda al-Shabaab inay halkaasi ku  bireeyeen mid ka mid ah dadka xoola dhaqatada ah ee deegaanka  Gamboole ku dhaqan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS