Tag: Sharmaarke

Cumar C/rashiid Oo Ka Tanaasulay Doorashada Madaxweynaha

Musharrax Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa hadda ku dhowaaqay inuu ka tanaasulay doorashada madaxweynaha.

Cumar C/rashiid “Dowladaha deriska qaarkood fara gelin ayay ku hayaan Doorashada”

Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, kana mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay dalalka deriska inay fara gelinta ka daayaan doorashada dhowaan ka dhaceysa dalka.

R/Wasaaraha Somalia oo Qorsheenaya in uu tago Kismaayo si uu xal uga gaaro Mooshinka laga gudbiyay Baaralamaanka Jubba

Warar hoose ay heshahay Shabakada Allbanaadir.com ayaa sheegaya in Ra’izul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cbadirsadhiid Cali Sharmaarke uu qorsheenayo in maalmaha soo aadan uu tago Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

SHARMA’ARKE: Haddaanu khilaaf imaan dalka doorasho waan gaarsiin karnaa

Ra’iisul wasaaraha Somaia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa ka digay khilaaf mar kale soo dhex-gala madaxda dalka, kaasoo uu sheegay inuu caqabad ku noqon karo qorshaha Hiigsiga cusub ee Sannadka 2016-ka lagu doonayo in dalka doorasho lagu gaarsiiyo.

Ra’iisul Wasaaraha oo muddo todobaad u hartay iyo Golihii Wasiiradii hore oo badankood soo laabanaya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa inta badan soo gaba gabeeyay wada tashiyadiisa ku aadanaa soo magacaabida Gole Wasiiro cusub, kadib markii uu todobaadkii hore la laabtay Golihii Wasiirada muranka badan dhaliyay ee uu soo magacaabay 12-kii bishan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS